Sheekh Aadan Madoobe oo fuliyay mid kamid ah Shuruudihii Musharaxiinta Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan guddiga farsamada ee shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed. Sheekh Aadan Madoobe ayaa tixgaliyay qoraal ay soo saareen musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed , kuwaa oo cadeeyay in aysan ku kalsooneyn … Continue reading Sheekh Aadan Madoobe oo fuliyay mid kamid ah Shuruudihii Musharaxiinta Koonfur Galbeed